Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka digay in magaalada Muqdisho laga abaabulo maleeshiyaad ama tallaabooyin wax u dhimaya amniga. Isagoo ka hadlayay xaaladda amniga Muqdisho, Fiqi wuxuu sheegay in dowladda aysan u dulqaadan doonin cid kasta oo isku dayda inay waxyeello u […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.