Mekelle (Caasimada Online) – Ciidamada taageersan dowladda federaalka Itoobiya ayaa ku sii dhawaanaya magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray, xilli dagaallada waqooyiga dalka ay si degdeg ah u sii xoogeysanayaan, isla marjana ay sii kordheyso cabsida laga qabo in colaadda ay isu beddesho dagaal goboleed. Maleeshiyaadka Tigray Peace Forces (TPF), oo la safan dowladda federaalka […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.