Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa ka digay xiisadda sii xoogeysanaysa ee u dhexeysa Itoobiya, Eritrea iyo Masar, xilli xiriirka saddexda dal uu marayo marxalad xasaasi ah, iyadoo dhinacyadu ay isku weydaarsanayaan eedeymo iyo hadallo bullshit. Ururka Midowga Afrika ayaa dalalkan ugu baaqay inay ka fogaadaan tallaabo kasta oo dhaawici karta nabadda iyo xasilloonida […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.