Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo saaray isku xiray kulamo ay siyaasiyiin Soomaali ah oo mucaarad ah ku leeyihiin Abu Dhabi iyo kooxda RSF ee dagaalka kula jirta dowladda Sudan. Fiqi ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah inay Abu Dhabi kula kulmeen dhinacyo xiriir la leh RSF, […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.