Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump
2 Articles
2 Articles
The Republic of Somaliland, self-declared nation independent of Somalia, has made available 2000 soldiers to send to Gaza inside... The article Gaza, Somaliland's commercial move to get out of anonymity: 2,000 soldiers ready for Trump's Board of Peace comes from The Reformist.
Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari ku biiriyo ciidanka caalamiga ah ee madaxweyne Donald Trump uu doonayo in la geeyo Gaza, xilli Mareykanka uu weli raadinayo inuu helo tirada ciidamada looga baahan yahay howlgalkaas. Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku […]
Coverage Details
Bias Distribution
- There is no tracked Bias information for the sources covering this story.
Factuality
To view factuality data please Upgrade to Premium








