Daawo: K/Galbeed Oo Xabaal Wadareedyo U Sameyneyso Maydadka Ciidankii Lafta-Gareen
2 Articles
2 Articles
Wasiirka Warfaafinta iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo isugu jiray wasiirro iyo saraakiil ciidan, ayaa booqasho ku tagay goobihii shalay ku burburay dagaalkii shala…
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidoow Baaba oo ay wehliyaan mas'uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray goobihii ay shalay ka dhaceen dagaallada, kuwaas oo ay ka muuqdaan saameyn ka dhalatay iska hor imaadkii xoogganaa ee ka dhacay ringasi, isagoo sheegay inay xabaal wadareedyo u sameysanayaa maydadka ciidankii taabacsan Lafta-gareen ee […]
Coverage Details
Bias Distribution
- There is no tracked Bias information for the sources covering this story.
Factuality
To view factuality data please Upgrade to Premium








