Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukumay Ex-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon”, taas oo ah qisaasta Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo la sheegay inuu dilay. Sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, maxkamaddu […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.