Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ugu dambeyn dalbaday in wada-hadal lagu wajaho xaaladda kasii dareysa ee maamulkaas, iyadoo maanta ergadii ugu horreysay ay gaartay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyadao ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyihii […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.